Somaliland oo Gardarro Ku Tilmaantay Dacwadda Ay Dowlada FS U Gudbisay QM

Dekedda Berbera.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gardarro ku tilmaamay dacwadda ay dawladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah heshiiska Dekedda Berbera.

Madaxweyne Biixi oo maanta shirjaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sidoo kale sheegay inaanay aqbalayn in maamulka hawada loo wareejiyo magaalada Muqdisho, isla markaana ay dacwad ka gudbinayaan.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo shirkaasi-jaraa’id ka qaybgalay, ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Barkhad uu kasoo diray Hargeysa