Ardayda Dugsiga Ceynaba oo Fasal La,aan Darteed Dhulka Wax Ku Barta

Arday ka mid ah ardayda wax ku barta dugsiga Ceynabo ee gobolka Sool

Dugsi ku yaalla degmada Caynaba ee Gobolka Sool ayaa la sheegay inay dhibatao ka haysato sidii ay ardyada iskuulkaais wax ka dhigata oo tiradooda la sheegya inayyihiin 500 ay u helilahaayeen fasallo ku filan.

Waxa la sheegayaa qaarkood inay wadaagaan afar fasal oo kaeliya halka inta kale ay bannaanka wax ku bartaan. Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa booqday warbxiintan ayuuna noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Iskuulka Ceynaba