Shaqaalihii Maamulka Hawada oo Muqdisho Gaaray

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dalka dib ugu soo laabteen in ka badan 30 ka mid ah shaqaalihii maamulka hawada Soomaaliya oo horey saldhiggoodu u ahaa dalka Kenya.

Bishii Diisambar ee aynu soo dhaafnay ayaa dowladda Soomaaliya waxay sheegtay inay dib ula wwareegtay maamulka hawadeeda oo ka maqnayd gacanta dawladda tan iyo sannadkii 1993-kii. Muqdisho waxaa warbixintan nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Shaqaalihii maamulka hawada oo Soomaaliya dib ugu soo laabtay