Kaalmooy: Way Bateen Tahriibayaasha Libya Soo Aadaya

Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Libiya Muxiyidiin Maxamed Kaalmooy ayaa sheegay in ay sii kordhayso tirada dhalinyarada u tahriibay Libiya, xilli ay jiraan halisyo badan oo ay dhallinyaradaasi wajahayaan.

Waxa uu Kaalmooy sheegey inay jiraan tiro kale oo ku xiran dalka Liibiya, kuwaas oo diyaar u ah inay dalkooda ku noqdaan. Xuseen Barre Aaden, ayuu faahfaahin ka siiyay arrintaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Somalida u tahrbiitay Libya oo doonaya inay dalkooda ku noqdan