Muqdisho: Dolwadda oo Safiirka Imaaradka Su'aalo Weydiisay

Dawladda Soomaaliya ayaa shalay u yeertay safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Cuthmana Al-Xamadi, oo Muqdishu kusoo laabtay Axaddii, waxayna dawladdu sheegtay inay u gudbisay dareenkeeda ku aaddan heshiiskii dekedda Beberba.

Haddaba, safiirka waxaa la kulmay wasiiru dawlaha arrimaha dibedda iyo iskaahsiga caalamiga ah, Cabdulqaadir Axmed-Khayr Cabdi. Weriyahayaga Xuseen Barre Aadan ayuu wasiirku uga warramay wixii ay ka wada hadleen safiirka?

Your browser doesn’t support HTML5

Wasaradda Arimaha dibadda oo safirka Imaaradka ee Somalia u yeertay