Dhageyso Galka Baarista: Sida Dharka Ciidamada uu ku Gaaro Shabaab

Qalab Ciidan

Ku soo dhawaada Galka Baarista oo ah Barnaamij dabaggal ku saabsan oo ku aaddan dhacdooyinka dhaca ee u baahan in si qoto dheer looga hadlo.

Barnaamijkan oo aad VOA ka dhageysan doontaan, ayaa toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sidey kooxda Shabaab ku hesho dharka ciidamada dowladda oo ay weerarada u adeegsato. Haaruun Macruuf, ayaa soo diyaariyay soona jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Deryska Dowladda ee ay Shabaab weerarada u adeegsadan