Shir looga hadlayo fikirka xag-jirnimada iyo waxa keena, ayaa magaalada Muqdisho lagu qabtay, kaas oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya. Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Shir ku saabsan fikirka xagjirnimada oo Muqdisho lagu qabtay