Dibadbaxyo ka Dhan ah Darbiga Xuduudda Kenya

Maalmo mudaaharaadyo ah iyo deganaansho la’aan ayay u tahay dadka ku dhaqan magaalada Xuduuda ku taala ee Baladxaawo ee gobolka Gedo, halkaasoo ciidamada Kenya ay ka dhisayaan derbi dheer oo xuduudda labada magaalo ee Baladxaawo, Somalia iyo Mandheera, Kenya kala xiraya.

Wararkii ugu dambeeyey waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Darbiga Xuduudda