Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Jamal Ahmed Osman

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay shirkii madaxweynayaasha dalka Afrika oo ku shiray magaalada Kigali ee dalka Rwanda.

Barnaamijka waxa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dhacdooyinka Toddobaadka