Golaha guurtida Somaliland ayaa guddi u saaray dib-u-eegis lagu samaynayo Xeerka Kufsiga oo dhawaan golaha wakiilladu ansixiyay, waxaanay mudanayaasha qaarkood ku tilmaameen mid aan waafaqsanayn shareecada.
Balse, ururada bulshada ayaa xeerkan ku tilmaamay mid baahi loo qabo oo shareecada waafaqsan. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ku eegaya xeerkan iyo dareenada bulshadu ka qabto.
Your browser doesn’t support HTML5
Xeerka Kufsiga ee Somaliland oo Ururada Bulshada ay soo dhaweeyeen