Caqabaha Dhallin-yara ka Heysta Ka Qeyb-galka Siyaasadda

Dhalinyaro kala duwan ayaa xiiseeya inay ka mid noqdaan dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda deegaannada ay ku nool yihiin.

Balse, waxa ay sheegayaan dhalin-yaradaasi inay jiraan caqabado ku gedaaman inay fursad ka helaan siyaasadda.

Wariyaha VOA Cabdikariim Olol ayaa la kulmay qaar ka mid ah dhallin-yarada magaalada Laascaanood ee siyaasadda ku jira, isla markaana kala sheekaystay siyaasadda iyo caqadaha la soo darsay.

Your browser doesn’t support HTML5

Caqabahada siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya