Faah-faahinta Dagaal ka Dhacay Buur-dhuubo

Wararka ka imaanaya magaalada Buur-dhuubo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta xaaladdu ay yara deggentahay ka dib markii halkaa uu dagaal xooggan ka dhacay xalay fiidkii.

Waxaase soo baxaya faahfaahinta dagaalkaas iyo qasaaraha ka dhashay. Xuseen Barre Aaden ayaa khadka taleefanka ku wareystay Cabdiraxman Ibrahim Muxumed oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolka .

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal ka dhacay Buurdhuubo