Wasiirka A. Dibadda Somaliland oo Faah-faahiyay Safarkooda Abu Dubai

Muse Biixi Cabdi iyo Mansuur Bin Zayid

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi ayaa ku sugan Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Wafdiga Somaliland ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay qaar ka mid ah madaxda dalka Imaaraadka Carabta sida uu VOA-da u xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somali Dr. Sacad Cali Shire.

Wasiirka ayaa khadka telefoonka Abu Dhabi ugu warramay, Maxamed Colaad Xasan oo jooga Washington.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland