Mowshinka Ka Dhanka ah Jawaari oo Fashilmay

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mid ah xildhibaannada aqalka hoose ee baarlamaanka ay gudbiyeen mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cisman Jawaari, sida ay sheegayaan warar laga helay ilo lagu kalsoon yahay.

Moshinkan ayaa markii la hor-geeyay baarlamanka si looga dooddo sharciyadiisa waxaa buuxsami waayay kooramka, ka dib markii qaar ka mid ah xildhibaannadii markii hore saxiixay ay ka laabteen.

Jaamac Buule Jaamac ayaa arrintan wax ka weydiiyay xildhibaan Maxamuud Cabdullaahi Axmed Abukaate.

Your browser doesn’t support HTML5

Mowshinkii ka dhanka ahaa Jawaari oo fashilmay