Xiisad Colaadeed oo ka Jirta Hiiraan

dagaal

Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka soo cusboonaatay qeybo ka mid ah gobalkaas iyadoo degaanka xiisadda ay ka jirto laga soo sheegayo inay ka jirto xiisad.

Weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane ayaa xiisaddan ka waraystay guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Colaad ka soo cusboonaatay Hiiraan