Wareysi: Faahfaahinta Dagaal ka Dhacay Bakool

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay dagaallo maanta ka dhacay gobolka Bakool kuwaasi oo dhexmaray ciidamada dawladda iyo maleeshiyaadka al-Shabab.

Dagaalkan ayaa dhacay kaidb markii ciidamada dawladda ay weerareen saldhig ay isku urursanayeen al-Shabab. Faahfahainta ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay guddoomiyaha degmada Xuddur Maxamed Macalim.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyaha Bakool oo dagaallada ka hadlay