Shir Ku Saabsan Kalluumeysiga Soomaaliya oo Nayroobi Lagu Qabtay

Waxaa magaalada Nayroobi maalmahan ka socdey shir lagaga hadlayey kalluumeysiga Soomaaliya iyo sidii loo wadaagi lahaa dhaqaalaha iyo barnaamijo shaqooyin loogu abuurayo dhalinyarada.

Wariyaheenna Yasin Ciise Wardheere, ayaa kulamadaas iyo waxyaabihii ka soo baxay ka wareystey wasiirka Kalluumeysiga ee dowladda federaalka Soomaaliya, Cabdiraxman Maxamed Cali Xaashi.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya