Soomaaliya: Guddiga Doorashooyinka oo Toronto Kulan ku Leh

Guddiga doorashooyinka madaxa bannaan ee Soomaaliya ayaa kulamo wada-tashiyo ah la qaadanaya qurba joogta Soomaalida si looga qeyb- galiyo aayaha dalka.

Haddaba xubno ka tirsan guddigaas ayaa wadatashiyo la yeeshay Soomalida ku nool magaalada Toronto, faahfanta waxaa soo diray wariyaha VOA-da ee Toronto Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Talo arurinta Qurbaha ee Guddiga Doorashooyinka