Dowladda Soomaaliya oo Ka Dacwootey DP World

Dowlada Soomaaliya ayaa toddobaadkan u gudbisey fadhiga golaha wasiirada ee Jaamacadda Carabta waraaq ay ashtako uga tahay Emirat Carabta oo shirkad laga leeyahay heshiis saddex geesood ah dekeda Berbaro lagashey Somaliland iyo Itoobiya.

Haddaba waraaqdaan dacwada ah maxay ahaayeen waxii ku qornaa gollahana muxuu uga jawabay, su’aalasi iyo kuwa kale ayay Sahra Cabdi Axmed waydiisey danjre Cabdirisaaq Farax Cali oo ah safiirka Soomaaliya u joogo dalka Cuman, isagoo kusugan magaalada Muscat asagoo kusugan ayuuna khadka telfoonka uga waramay waramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Somalia oo Jaamacadda Carabta geysay dacwad ka dhan ah Dubai Port World