Jowhar: Dad u Dhintay Cudurka Shuban Biyoodka

Bilihii u dambeeyay Isbitalka Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe waxaa la soo gaarsiinayay bukaanno uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka oo qaarkoodna ay u dhinteen.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa arrintan waxa weydiiyay, Ibrahim Cabdulqaadir Xaaji Xuseen, Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle, ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Your browser doesn’t support HTML5

Shuban biyood ka jira Jowhar