Madaxweyne Farmaajo oo Booqdey Xarrumo Ciidan

Farmaajo

Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kor meerey xeryaha ciidamad xoogga dalka ee ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula hadlay qaar ka mid ah ciidamada ku jiray xeryahaas. Caasho Ibraahim Aaden ayaa faahfaahineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso farmaajo oo booqdey xero ciidan