Soomaaliya oo Heshiisyo Dhinaca Beeraha La Gashay Turkiga iyo Masar

Wasaaradda beeraha Soomaaliya ayaa heshiisyo horumarineed laga gashay dowladaha Turkiga iyo Masar.

Hay'adda horumarinta arimaha dibadda u qaabilsan Turkiga ee Tika ayaa Soomaaliya ka fulisneyso laba mashruuc oo kala ah kaydkii biyaha Xawaadleey iyo biyaha xireenka Sambuun.

Wasiirka Beeraha Soomaaliya Saciid Ciid ayaa VOA u xaqiijiyay in biya la'aanta wabiga Shabeele ay lug ku leedahay dowladda Itoobiya, ayna hadda u socdaan wada hadallo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

Wariyaha VOA Cabdiqaaddir Maxamed Cabdulle, ayaa wareystay wasiirka.

Your browser doesn’t support HTML5

Heshiis beeraha ku saabsan oo dhex maray Somaliya iyo Masar