Wareysi: Xaaladda Degmada Balcad

Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa maalintii Jimcihii soo weeraray magaalada Balcad oo in muddo ah xasilloonayd, nabadna haysatay, waxaana ay qabsadeen qaybo ka mid ah magaalada ka hor intii aysan ka saarin ciidamada dawladdu.

Weerarka al-Shabab ayaa abuuray cabsi ah in mar kale ay al-Shabab soo geli karaan Balcad. Arrimahan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay guddoomiyaha Balcad Qaasim Cali Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga guddoomiyaha Balcad