Wareysi & Falan-qeyb ku Saabsan Amniga Muqdisho

Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale sheegtay maalintii shalay in la bilaabay wareeg kale oo hawl gal dhinaca amniga ah gudaha magaalada Muqdisho.

Haddaba, Falastin Axmed Iman ayaa arrimahaas ka wareysatey guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cisman (Yariisow), oo ugu horeynna weydiisey tiradii ugu danbeysey ee khasaaraihii qaraxyadii Jimcihi ka dhacay Magaalda Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Guddoomiye Yarisow

Dhanka kale, maxaa laagu qiimayn karaa amniga magaalada Muqdisho iyo dalka ee xilligan? Su'aashaas ayaa weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uu hordhigay Dr. Xasan Sheekh Cali Nuur oo bartay xiririka caalamiga ah iyo istiraatijiyadda, kana faallooda arrimaha amniga Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Falan qeyn amniga Muqdisho