Madasha Dhallinyarada: Qeybta 2-aad ee Wareysiga Fannaan Cabdi Baaddil

Ku soo dhawadaad dhageystayaal Barnaamijka Madasha Dhallinyarada ee VOA. Toddobaadkan waxa barnaamijka marti ku ah fannaanka Cabdi Baaddil Ibraahim, oo ka mid ahaa fannaaniinta ugu caansan Soomaaliya. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya qeybta labaad ee wareysiga, iyadoo qeybtii koowaadna aad ku dhageysateen toddobaadkii hore.

Halkan hoose ka dhageyso qeybta labaad ee wareysiga:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Qeybta Labaad wareysiga Fannaan Cabdi Baaddil

Halkan hoose ka dhageyso qeybta koowad ee waresyiga fannaan Cabdi Baaddil Ibraahim.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Madasha oo uu Toddobaadkan Marti ku yahay Cabdi Baaddil