Qaraxyo ka Dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in weeraro qaraxyo ah iyo rasaas ay ka dhacdey xilligii maqribka meelo ka mid ah Muqdisho. Nuur Xasan Nuur, ayaa ka wareystay arrintaasi wariyaha VOA ee Muqdisho Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageys Qaraxyo ka dhacay Muqdisho