Hargeysa: Dad-weyne Ka Cabanaya Sicir-barar

Sicir-bararka ka jira suuqyada Somaliland ayaa saameeyn xooggan ku yeeshay nolosha bulshada, iyadoo xukuumadda Somaliland ay soo saartay go'aanno ay u aragto inay xal yihiin, balse aan wali dhaqan-gelin.

Dad-weynaha ku dhaqan Hargeysa, gaar ahaan ganacsatada suuqyada, ayaa ka cabanaya dhibaato uu ku hayo isku-beddelka lacagaha iyo sidoo kale hawl-gallo ay dawladda hoose kaga dumisay goobo ay ku ganacsanayeen. Weriyaha VOA, Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa warbixintan ku eegaya arrimahaas.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Sicir Barar kajira Somaliland