Ganacsato Lagu Xirey Jowhar

Booliska magaalada Jowhar ayaa maanta xabsiga dhigay qaar ka mid ah ganacsatada sida weyn looga yaqaan gobolka iyo magaaladaba.

Ganacsatada ayaa lagu eedeeyay inay al-Shabab kula shireen duleedka galbeed ee magaaladaas.

Faah-faahinta xarrigga ganacsatadan waxaa Beledweyne ka soo diray Xuseen Xassan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganasato Jowhar lagu xir xirey