Turkiga oo Deeq Dawo ah Gaarsiisay Balad-weyne

Deeq dawo ah oo ay dowladda Turkiga ku deeqday, ayaa maanta la gaarsiiyay isbitaalka magaalada Balad-weyne, halkaas oo ay ka jirtay dhibaatooyin dhinaca adeegyada isbitaalka ah. Warkan waxa soo direy wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Turkiga oo Deeq Gaarsiyay Baladweyne