Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Soomaaliya ay soo dhaweynayso wadahadallada u dhexeeya ururka ONLF iyo dawladda Itoobiya.
Wasiir Cawad oo nagu soo booqday istuudiyaha VOA ee magaalada Washington ayaa sidoo kale ka hadlay, qorshaha dalalka IGAD ay doonayaan inay xuduudaha iskugu furaan.
Wariyaha VOA, Falastiin Axmed Iman, oo wasiirka wareysatay ayaa ugu horeyn weydiisay halka ay hadda taagan tahay arrintii Soomaaliua ee la xiriirtay xiisadda waddamada Khaliijka.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysiga wasiirka arimaha dibadda Somaliya