Dawladda Somalia iyo Dadka Libya ku Go'doonsan

Wafdi ka socda dawladda Somalia ayaa hadda ku sugan dalka Libya, kaas oo u kuur galaya xaaladda dadka Soomaalida ah ee dalkaas ku go’doonsan.

Wafdigaas waxa ka mid ah Madaxa Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Axmed Daahir Cabdikariim Nuur.

Wariyaheen Harun Macfur ayaa madaxa hay’adda ka wareystay waxa ay soo arkeen.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dadka Libya ku Go'doonsan