Wareysiga Wasiir Xoosh oo Dhammeystirran

Hoggamaiyayaasha dawladda federaalka iyo kuwa gobollada ayaa dhowaan ku heshiiyey in sannadkan 2018-ka gudihiisa lagu dhammaystiro dib u eegista dastuurka.

Haddaba, maxaa ka dhiman dastuurka? Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Haaruun Macruuf uu weydiiyey wasiirka dastuurka, Cabdiraxmana Xoosh Jibriil.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga wasiirka dastuurka q1aad

Qeybtan hoose ka dhageyso qeybta labaad ee wareysiga oo uu wasiir Xoosh kaga hadli doonno arimmo ay ku jirto maqaamka Muqdisho ay yeelan doonto.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso qeybta labaad ee wareysiga Xoosh