Wareysi Cali Fiqi: Xaaladda Soomaalida ee Liibiya

Cali Saciid Fiqi

Wafdi ka socda dawladda Soomaaliya ayaa maalinkii labaad ku sugan magaalada Tripoli ee dalka Liibiya si ay ugu kuur-galaan xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Liibiya.

Wafdigan, ayaa sidoo kale ka shaqeeyn doona sidii dib loogu celi lahaa waddankooda. Wafdiga Soomaaliya ayaa waxa hoggaaminayo danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub, Cali Saciid Faqi, waxana khadka telefoonka ee Tripoli ugu warramay wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wafdi Dowladda oo Libya Jooga