Dhawaan xukuumadda Somaliland waxay ku dhawaaqday in guud ahaan deegaannada iyo gobollada Somaliland ay ka jirto abaar baahsan oo sababtay inay xoolihii billaabaan inay bakhtiyaan biyo iyo baad la'aan darteed.
Sidaasi darteed, weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa socdaal shaqo oo arrintan la xiriirta iyo sidoo kale sida ay tahay nolosha dadka ku nool deegaannada qaarkood waxa uu ku tegay deegaanno teedsan xeebta waqooyi ee Somaliland. Waxaad ku soo dhawaataan warbixinno arrintaasi ku saabsan oo taxane ah oo qaybtani tahay tii koowaad.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinno: Abaaraha Somaliland
Qeybtan hoose ka dhageyso qeybaha kale ee warbixinnadan.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Qeybta II ee Abaaraha
Your browser doesn’t support HTML5
Abaaraha Somaliland qeybtii 3aad
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Abaaraha Somaliland qeybtii4aad