Mogadishu: IGAD oo ka Shirsan in Fiise La'aan la is kaga Gudbo

IGAD - Mogadishu

Magaalada Muqdishu waxaa ka furmaya shirk u saabsan arrimaha socdaalka iyo in la iskaga gudbi karo xuduudaha waddamada IGAD, waxaana shirka ka qeyb galaya ergo ka socota ururkaas, saraaakiil ka tirsan Dawladda Federaalka ee Somalia iyo kuwa maamul goboleedyada.

Faahfaahinta wxaa inoo haya Axmed Xasan Colaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Bariga Afrika