Abaaro ka Jira Somaliland

Deegaannada xeebta waqooyi ee Somaliland ayaa wakhtiyadan waxa ka jira abaaro baahsan oo sababay in xoolaha qaarkood ay bakhtiyaan, halka xaaladda dadka deegaannadaasina ay adag tahay.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo maalmihii u dambeeyay safar shaqo ku marayay deegaannadan, ayaa warbixintan ku eegaya adeegyada caafimaad ee mid ka mid ah deegaannada uu maray.

Your browser doesn’t support HTML5

AbaaoSomaliland ka jira