Abwaan Guurre oo Loo Magacaabay Maareeyaha Tiyaatarka

Abwaan Guure oo salaamaya Abwaan Hadraawi

Dowladda Soomaaliya ayaa wadda qorshe dib loogu howl-gelinayo golihii Murtida iyo Madaddaalada ee Tiyaatarka Qaranka ee Magalaada Muqdisho.

Qorshahaasi dib u howlgelinta tiyaatarka waxaa qeyb ka ah, wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya oo maanta u magacawday, abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guurre, maareeyaha guud ee tiyaatarka qaranka, oo hadda dowladdu ay ugu yeerto golaha murtida iyo wacyigelinta.

Ibrahim Xassan Dandureey ayaa arrintan ka waresytay Abwaan Guure.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Abwaan Guurre oo Tiyaatarka Loo Magacaabay