Muqdisho: Dawooyin Dhacay oo La Gubey

Mas’uuliyiinta caafimaadka iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta duleedka magaalada Muqdishu ku gubay daawooyin dhacay oo la sheegay in dalka lasoo geliyey. Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dawo Dhacdey oo La Gubay