Boosaaso: Qoysas ka soo Qaxay Yemen

Qaxootiga Soomaalida Yemen oo Gaaray Bossaso

Qoysas cusub oo Soomaali ah ayaa kasoo cararaya dalka Yemen ayaa soo gaaadhaya dekedda Boosaaso. Qaar ka mid ah qoysaska soo gaadhay halkaasi ayaa VOA u sheegay in mucaaradka Xuutiyiinta ay askaraynayaan carruurta taasina ay soo sal-kicisay.

Warbixintan waxaa magaalada Boosaaso nooga soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dadka Boosaaso soo Gaaray