Kismayo: Ciidan la Sheegay inuu Gadooday

KISMAYO

Wararka ka imanay magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidan ka gadooday xildhibaan dhowaan lagu xiray magaalada Kismay ay fuuleen daaro u dhow meesha uu xildhibaankaasi ku xiran yahay, hase yeeshee, ay wadahadal lala galay dartii uga soo dageen.

Dhinaca kale, Taliyaha Booliiska ayaa beeniyey inay jiraan wararka ah in ciidan gadooday.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Kismaayo