RW Kheyre oo Ku Baaqay Maal-gashiga Beeraha

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Clai Kheyre, aya aku baaqay maalgashi dheeraad ah oo lagu sameeyo beeraha si loo soo saaro cunto dheeraad ah oo qayb ka qaadata la dagaalanka abaaraha.

Kheyre ayaa hadalkan sheegey, maalin kadib, markii Qaramada Midoobay ay ka digtay khatarta abaarta, islamarkaasina ay sheegtay in ay korortay dadka u baahan gargaar degdeg ah. Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Reysal wasaare Kheyre oo baaq direy