HRW: Kumannaan Barakacayaal ah Ayaa Hooy La'aan La Dhigay

War-bixin ay maanta soo saartay Hay’adda Xuquuqda Aadanaha u ololeysa ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya oo adeegsaday baldoosarro ay qasab ku burburriyeen guryo ay daganaayeen.

Arrintan oo ka dhacday magaalada Muqdisho dhammaadkii bishii Diseembar ee sanadkii tagay, ayaa horseedday in kumannaan ruux oo danyar ah ay noqdaan hooy la'aan. Faah-faahinta warkaan waxaa inoo haya Nuur Bukhaari.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbxiinta HRW

Haddaba, waxaa warka kasoo baxay hay’adda Human Rights Watch aan ka waraysanay guddoomiyaha degmada Kaxda, Maxamed Ismaaciil Cabdullaahi. Nuur Bukhaari ayuu u warramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyaha Kaxda oo ka jawaabay hadalka HRW