Buur-hakaba: Askar Weerar Gaadmo ah Lagu Dilay

Ugu yaraan afar ka tirsan askarta dawladda Soomaaliya oo uu ku jiro sarkaal ciidan, ayaa ku dhimatay weerar gaadmo ah oo al-Shabab ay ka gaysteen degaan hoos yimaadda magaalada Buur-hakaba ee gobolak Bay.

Faah-faahinta weerarkan ayaa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac waxa uu ka waraystay guddoomiyaha Buur-hakaba, Maxamed Ibraahim Nuur, oo xilliga weerarku dhacay la socday ciidanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Askar ka tirsan ciidamada oo Buurhakaba lagu diley