Xuska Maalinta Cudurka Juudaanka

Caalamka maanta waxaa laga xusayaa maalinta cudurka Juudaanka waxaana maanta oo kale looga hadlayaa wacyigelinta iyo sidii loo ciribtiri lahaa xanuunka oo sannad walba dad tobannaan kun ah oo cusub uu ku dhaco.

Weriyahayaga Axmed Xasan Colaad ayaa cudurka iyo xaaladdiisa Soomaaliya ka waraystay Wasiirka Caafimaadka Foosiya Abiikar Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Maalinta Cudurka Juudaanka