Saameynta Hakinta Qaxootigii Mareykanka Imaan Jirey

Trump - import tariffs - washing machines

Toddobaadkan waxay ku buuxda sannad markii madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, uu saxiixay amar madaxweyne kaasi oo uu si ku meel-gaar ah ugu hakinayo qaxootiga dib-u-dejinta looga samaynayo dalkan Maraykanka.

Inkastoo caqabado kala duwan uu la kulmay amarkaasi, oo ay maxkamado kala duwan, qaarna ay joojiyeen halka kuwo kalena ay fasaxeen, haddana, waxay tallaabadaasi dib u dhac weyn ku noqotay qorshihii taariikhiga ahaa ee dawladda Maraykanku ay qaxootiga ku keeni jirtay waddankan Maraykanka.

Warbixintan waxaan ku waraysanaynaa qaar ka mid ah dadka uu saamaayey amarkaasi madaxweyne Trump iyo sida xaaladdoodu tahay. Haaruun Macruuf ayaa inoo soo diyaariyey soona jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Xayiraaddii Qaxootiga ee Mareykanka