Kalluumeysato Xeebaha Muqdisho Lagu La'yahay

Maalmihii u dambeeyay dabeylo iyo mowjadaha biyaha badda ayaa dhibaato ku hayay kalluumeysatada magaalada Muqdisho iyo agagaaraheedda.

Kalluumeysatadu waxay sheegeen in ay badda ku la' yihiin kalluumeysato sagaal ah iyo doonyo, maalmihii dhawaa u jillaabosho tagay xeebaha Muqdisho.

Axmed Xassan Colaad ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Kalluumeysato la la' yahay