Wareysi: Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Arrimo Dhowr Ah

Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareysi uu siiyay idaacadda VOA kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ka mid ah dhismaha xukuumadda cusub ee Somaliland, xiisadda ka ooggan inta u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland iyo qodobbo kale.

Wariyaha VOA ee Hargeysa, Barkhad Maxamuud Kaariye, ayuu u waramay madaxweyne Biixi. Qeybtan hoose ka dhageyso wareysiga oo laba qeybood ka kooban.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Muuse Biixi qeybta1aad

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Muuse Biixi q2aad