Seylici oo ka Hadlay Dagaal ka Dhacay Sanaag

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay in ugu yaraan 17 qof ay ku dhiteen dagaallo beeleed salayka dhacay gobolka Sanaag.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa hadalkan VOA ugu sheegay magaalada Laascaanood, kadib markii uu ka soo noqday booqasho uu maanta ku tagay deegaanka Tukarraq ee gobolka Sool, halkaas oo dhowaan ay qabsadeen ciidamada Somaliland.

Magaalada Laascaanood aayuu ugu warramay weriyahayaga Cabdikarim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne ku xigeenka SL oo Tukaraq booqdey