Farmaajo oo Nabadeyn u Jooga Caabudwaaq

Madaxweyne Farmaajo

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud waxaa maalintii labaad ku sugan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku jira maalintii 14-aad ee safarka uu ku marayey gobollada iyo magaalooyika dalka qaarkood. Warbixintan waxaa Caabudwaaq nooga soo diray weriyahayaga Cabdulwaaxid Macallim Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Caabudwaaq