Martida: Cabdulqaadir Axmed Nuur

Martida Makrafoonka

Barnaamijka Martida ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdulqaadir Axmed Nuur oo arrimaha gobolada dhexe ee Somalia aqoon u leh, waxana uu ka hadlayaa heshiiskii Maamulka Galmudug iyo ururka Ahlu-sunna Waljameeca.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida